SBS Somali - SBS Afsomali
By SBS
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Latest episode
-
SBS News Somali: 31 July 2025
Sharcigii Labour-ka ee dayn dhimidda ardayda jaamacadaha iyo TAFE-ka ayaa maanta baarlamanku meel mariyey. Kaymaha buuraha waqooyi ee Australina waxaa laga helay cayayaan dhererkiisu yahay 40 cm oo la rumaysan yahay inuu yahay kan ugu culus. -
SBS Somali Full Program - 30 July 2025
Barnaamijii oo dhammaystiran. Warkii ugu dambeeyey iyo warbixinno kale oo faa'iido leh. -
SBS News Somali: 30 July 2025
Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka -
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025
Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo. -
Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka
Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. -
Qaramada Midoobey oo Australia u sheegtay: Xooji Tamarta Nadiifta ah.
Diblumaasiga ugu sarreeya ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cimilada ayaa booqanaya Australia, wuxuuna ku boorinayaa Australi inay yeelato himilo sare marka ay sanadkan daba-yaaqadiisa shaaciso yoolkeeda dhimista qiiqa kaarboonka. -
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.
Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu d… -
SBS News Somali: 29 July 2025
Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka qiimaha gaaska. -
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha
Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wa… -
SBS News Somali: 28 July 2025
Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarradu qoraan ee ka diiwaan-gashan nidaamka PBS.