SBS Somali - SBS Afsomali
By SBS
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.
Latest episode
-
SBS News Somali: 30 July 2025
Warkii ugu dambeeyey maanta oo Arbaco ah ee Australia iyo caalamka -
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 30 July 2025
Warkii ugu dambeeyey ee Soomaalia. Waxaana ka mid ah xaaladda dagaalkii Beled Xaawo. -
Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka
Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. -
Qaxoonti 13 sano ku xanniban Austrlalia oo dacwoodey.
Koox qaxooti ah oo sheegtay inay muddo 13 sannadood ah Australia ku xanniban yihiin, ayaa dacwaddoodii la aaday baarlamaanka federaalka ee Camberra. Waana qayb ka mid ah dad ka badan 8,000 oo qof oo nidaamkii fiisayaasha ee hore loo joojiyey, loogu d… -
SBS News Somali: 29 July 2025
Senator David Pocock ayaa ku eedeeyey labada xisbi ee waaweyn in gaasta dabiiciga ah ee Australia loo dhoofiyo debedda iyadoo ay dadka Australia la daalaa-dhacayaan sicir-bararka qiimaha gaaska. -
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha
Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wa… -
SBS News Somali: 28 July 2025
Warka maanta waxaa ka mid ah; qoysas Australia oo ku dhibban bixinta biilka korontada, dowladda Australia oo toddobaadkan soo saaraysa sharci lagu dhimayo qiimaha daawada dhakhtarradu qoraan ee ka diiwaan-gashan nidaamka PBS. -
SBS Somali Full Program 25 July 2025
Barnaamijkii, Arbaca 25 July 2025 oo dhammays tiran. Warkii Australia, caalamka, iyo Somalia. -
Australia’s Indigenous education gap and the way forward - Australia Explained Closing the Gap - Xidhidda Farqiaga
Education is a pathway to opportunity, but for too long, Indigenous students in Australia have faced barriers to success. While challenges remain, positive change is happening. In this episode we’ll hear from Indigenous education experts and students… -
SBS News Somali: 25 July 2025
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku dhawaaqay in Faransiisku aqoonsan doono Dawladda Falastiin, isaga oo sabab uga dhigay baahida degdegga ah ee loo qabo nabad iyo gargaar bini’aadantinimo oo la gaarsiiyo Gaza.