SBS Somali - SBS Afsomali
Qaadidda xayiraaddii hilibka lo'da Maraykanka
Episode notes
Australia ayaa qaadday xayiraaddii saarnayd soo-dhoofinta hilibka lo’da Mareykanka, go’aankaas oo ay dad dhaliilayaa u arkaan mid lagu doonayo in lagu raalli geliyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump.